Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho — Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha Carruurta ah ayaa dhowaan loogu dabaal-degey guud ahaan dunida iyada oo hadafka laga leeyahayna uu ahaa dhiirrigelinta awood-siinta gabdhaha iyo aqoonsashada in ay wax hoggaamin karaan.
Muqdisho – Awoodda uu farshaxanku u leeyahay in uu dadka dhiirrigeliyo oo uu weliba kaga sii wanaagsan yahay waxyaabaha kale ayaa maanta ka muuqatey tartan-farshaxaneedkii ugu horreeyey ee ku saabsanaa xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya abid ka dhaca, kaas oo looga dan lahaa in kor
New York – Ka-dib dib-u-eegistii istiraatiijiga ahayd ee Xoghayaha-Guud uu ku sameeyay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Golaha Ammaanka ayaa maanta kordhiyay muddada shaqada Hawlgalka illaa 31-ka Oktoobar 20
Muqdisho — Waxaa jirey waqti uu Matxafka qaranka ee Soomaaliya uu keyd qaaliya uu u ahaa qof kasta oo doonayey in uu wax ka fahmo taariikhda dalka iyo dhaqankiisa iyo farshaxankiisa hodonka ah.
Waqtigaasi mar hore ayuu tegey.
Muqdisho – Iyaga oo ka hadlaya xuskii Maalinta Qaramada Midoobey ee u dambeeyey, ayaa saraakiisha ugu sarreysa ururkan caalamiga ah u jooga Soomaaliya ay maanta mar kale xaqiijiyeen taageerada ay dowladda iyo dadka So
(la tifaftiray si loo fahmo)
DADKII KA HADLAY SHIRKA JARAA'ID
Qaramada Midoobay waxay ka tarjumaysaa adduunka sida uu yahay - waana yididiilo uu adduunku leeyahay ee aynu ognahay inay dhici karto.
Waa mas'uuliyadda naga saaran inaan gacan ka geysanno dhisidda adduunkaas nabadda, horumarka waara iyo xuquuqda aadanaha ee dadkoo dhan.
Muqdishu – Maxamed Yuusuf Maxamed oo dhex fadhiya qol yar, oo aan daaqad lahayn oo ka mid ah dhismo dawladeed oo ku yaalla caasimadda Soomaaliya, ayaa wuxuu cajalad kale oo kuwa maqalka ah gelinayaa makiinad duug ah oo dhammaatey ka-dibna wuxuu riixayaa dhowr badhan.
New York – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo warbixin kooban siineysa Safiirrada fadhiya Magaalada New York, ayaa tilmaantay in dalka uu xaalad xasaasi ah ku sugan yahay.