Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mar uu xog-siinayey Golaha, Raisedon Zenenga, Madax Xigeenka Xafiiska QM ee Somalia (UNSOM), ayaa sheegay in dalku uu sameeyey horumar ballaaran oo dhanka dhaqaalaha iyo isbeddelka amaanka ah.
Mudane Madaxweyne,
Muqdisho – Sarkaalka masuulka ka ah Hawlgalka Kaalmaynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobay (UNSOM) iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga, ayaa salaam diirran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed maadaama ay bishii barakaysneed ee Ra
Muqdisho – Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyadoo ay b
Baydhabo – Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa ka digay in xaaladaha abaarta daran ee ka jira Soomaaliya ay u badan tahay in ay horseedaan dhibaatooyin bani'aadanimo haddii aan si degdeg ah wax looga qaban si loo xakameeyo xaaladda.
Muqdisho –Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ciribtirka Miinooyinka iyo walxaha qarxa (UNMAS) ayaa munaasabad lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ku xusay Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Halista Miinada.
New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista George Conway oo udhashay dalka Canada inuu yahay Ku-simaha Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ahna Iskuduwaha Qarama
Golaha Ammaanku waxa uu maanta go'aansaday in la kordhiyo ilaa 31 Maarso, sannadka 2020 howlgalka Howlgalka Kaalmo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), sida horey loogu sheegay qaraarka 2158 (2014), waxayna ka codsadeen in la joogteeyp Howlgalka, lana xoojiyo guud ahaan dalka, maaddaama xa
Muqdisho - Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Boqortooyada Ingiriiska iyo dowladda Mareykanka waxay soo dhaweynayaan dadaallada uu sameynayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee ah inuu saaxiibbada caalamiga ah warbixin ka siiyo dib-u-habeynta lagu sameynayo laama