Muqdisho – Munaasabad ka dhacday Soomaliya oo lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah, ayaa Qaramada Midoobay waxay ku ammaantay Dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka ay ka sameeyeen kor u qaadidda xuquuqda iyo ka qaybgelinta dadka naafada ah.