Wefdi ka socdey dalalka saaxiibka la ah Somalia ayaa booqday Dowladda Koonfur Galbeed Somalia si ay ula kulmaan Madaxwaynaha, Maamulka Doorashada iyo Bulshada Rayidka ah si looga arrinsado doorashada soo aaddan ee Golaha Shacbiga, iyagoo xaqiijiyey inay