Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xubnaha Golaha Amaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta Soomaaliya ka dhageystay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud.
Muqdisho – Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan sannad-guuradii 1aad ee kasoo wareegtay Heshiiskii 17kii Sebteembar, ayaa saaxiibbada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha uu wiiqi doono xasillo
Wefdi ka socdey dalalka saaxiibka la ah Somalia ayaa booqday Dowladda Koonfur Galbeed Somalia si ay ula kulmaan Madaxwaynaha, Maamulka Doorashada iyo Bulshada Rayidka ah si looga arrinsado doorashada soo aaddan ee Golaha Shacbiga, iyagoo xaqiijiyey inay
Mahadsanid Mudane Madaxweyne Cabdicasiis Xassan Maxamed ‘Laftagareen’ qaabilaadda iyo soo dhoweynta diirran oo adiga iyo kooxdaada aad mar labaad na siiseen.
The UN Deputy Secretary-General Amina Mohammed (foreground right) meets women leaders in Mogadishu, Somalia.
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Amina J.
Muqdisho – Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amina J Maxamed ayaa maanta booqasho ku tagtay Soomaaliya iyadoo is-barbartaagtay baaqyada ka imaanaya haweenka Soomaaliyeed ee ku aaddan in si buuxda oo siman looga wada qe
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman waayitaanka Marwo Ikraan Tahliil Faarax uu abuurayo xiisado siyaasadeed oo saamayn ku yeelan kara habsami u socodka shaqada Dowladda Federaalka Soomaaliya carqaladeyn karana hannaanka doorasha