Muqdisho –Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ciribtirka Miinooyinka iyo walxaha qarxa (UNMAS) ayaa munaasabad lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ku xusay Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Halista Miinada.