Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Dhabad iyo Galdogob - Cabsi darteed, dadka deggan Dhabad iyo Galdogob, ee woqooyiga Soomaaliya, waxaa dirqi ah inay dibedda ugu soo baxaan berrinnada u dhow guryahooda.
Muqdisho – Xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya ayaa todobaadki tagay la bidhaamiyey ka dib booqashada Khabiirka Madaxa Bannaan ee QM ee arrimahan qaabbilsan, oo ku gebagabeeysey xusidda horumarrada iyo caqabadaha ey aragtay, iyada oo sidoo kale ugu baaqd
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u diraysa dhammaan shacabka Soomaaliyeed bilowga curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
(Sida loogu diyaariyey in loo baahiyo, Muqdisho, 2 Abriil 2022)
Subax wanaagsan dhammaantiin waadna ku mahadsan tihiin ka soo qaybgalka shirkan jaraa’id.
Muqdisho – Ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliyeed ayaa maanta awoodooda la kordhiyey iyadoo xariga laga jarey xarun badeed cusub oo casri ah oo ku taala magaalada Muqdisho oo ay ku shaqeyn doonaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, xaruntan oo uu maalgeliyay M
Luuq/Muqdisho – Isagoo hortaagan gurigiisa cooshadda ah ee ku yaala kaam dadka soo barakacay oo ku yaala degmada Luuq ee Koonfurta Soomaaliya, ayuu Axmed Xasan Yarow eegayaa haraadiga webiga Jubba isagoo madaxa u ruxaya si quus ah.
New York – War saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa soo saartay Madaxweynaha Golaha, Lana Zaki Nusseibeh, (Imaaraadka Carabta):