Muqdisho – 22 Abriil 2014 – Ergyagga Gaarka ah ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa cambaareeyay dilka loo gaystay Abdiasiss Issaq Mural oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed.
Warar
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.
UN
