Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada Caalamka* waxay soo dhoweynayaan dib u bilaabashada wada-hadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo shanta Dowlad Gogoleedyo ee Xubnaha ka ah Federaalka (DGXF).
Muqdisho– Doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ciyaareen taageeridda horumarinta dalkooda oo dhawaan soo shaac baxay ayaa diirada lagu saaray kulan gaar ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka yeesheen dhalinyarada, nabadda iyo amniga.
Baydhabo – Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu kororka badan dhallinyarada adduunka -taas oo ah, in ku dhowaad 60 boqolkiiba dadkeeda oo lagu qiyaaso 15.9 milyan oo qof ay da'dooda ka yartahay 30, marka la eego Saadaasha Dadweynaha Adduunka,
Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas.
Muqdisho –
Jeer doorashooyinkii Baarlamanka ee Nofeembar loo qoondeeyey ay dib u dheceen cudurka COVID-19 dartii, waxay Soomaaliya maraysaa isgoys xasaari ah, sida uu Ergayga QM ee dalku uu ka sheegay madasha aan caadiga ahayn ee Golaha Ammaanka Khamiistii, iyadoo DF iyo Maamullada lagu cadaadiyey inay isku
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Golaha,
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen 15kii bishan Agoosto, si ay u billaabaan kulankooda x