Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si xor ah.
Nairobi – Iyadoo dib u qooraansaneysa xirfadeeda ilaa iyo hadda, Farxiyo Maxamed Kheyre waxay u aragtaa mid aan laga weecin karin jihadeeda.
Garowe – Da’adeda oo wali kusiman 30 sano ayay Xaliima-Sacdiya noqotay ruug caddaa saxaafadeed oo mihnadda warbaahinta in badan kusoo jiray, lagana yaqaano bulshadeeda dhexdeeda iyo halka ay kunooshahay ee Garowe xarunta Puntland.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan wadahadalkii dhexmaray maamulka Jubaland iyo hogaanka Golaha Isbedel-doonka Jubaland, wadahadalladaas oo horseeday heshiis dib-u-heshi
Muqdisho - Maalmahan, jardiinooyinkii aadka loo jeclaa iyo fasalladdii buuxi jiray ee jaamacadda Plasma ee magalada Muqdisho ayaa ah kuwa maran.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed u dirtay hambalyadeeda ugu qiimaha badan ee ku aaddan munaasabadda bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Garoowe – Si lamid ah waddamada caalamka oo dhan, ayaa Soomaaliya waxay bartanka uga jirtaa dagaalka lagula jiro Coronovirus (COVID-19) oo noqday musiibo caalami ah, xilli dalka Soomaliyana kiiskii ugu horeeyay looga dhawaaqay bartamihii b
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay muujinayaan garab-istaagga ay garab-taaganyihiin dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dhamaan heer kasta