Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muddo toban sanno xoogaa ka badan gudaheeda ayaa in ka badan kun saxafi lagu dilay iyagoo gudanaya hawlahooda lagama maarmaanka ah. Sagaal ka mid ah tobankii dhacdo weli lama xallin, iyadoo qofna aan lala xisaabtamin.
Muqdisho - Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa maanta sii waday kulamadii isbarashada ahaa ee hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedada ayaa booqasho ku tagay Maanulka Koonfurta Galbeed, halkaas ka sheegay in loo baahan yahay in ay qabato doorashooyin “madax
Kismayo - Safarkiisii ugu horeeyay ee loo qorsheeyay booqashada gobolada oo ku aadanaa khilaafka u dhexeeya xukuumadaha federaalka iyo dawlad goboleedyada, ayaa Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu ku booriyay Soomaalida in ay wada shaqeeyaan si ay u xa
Muqdisho - Dadka qaar, tiknoolijiyada iyo adeegsigeedu ma aha wax maskaxda ku soo dhaca marka bulshada nolosha casriga ah ee maantu ka fakarayaan Soomaaliya.
Dadaalo ayaa socda si taas loo baddalo.
Muqdisho - Kulan ay yeesheen mas'uuliyiinta dawladda hoose ee Soomaaliya, ayaa khabiir sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay uu muujiyey baahida loo qabo xal waara oo deg deg ah laga gaadho caqabadaha ka dhashay magaalaynta deg dega ah ee Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Maxamuud Kullane waxaa uu rumeysanyahay fikrad aan caadi ahayn oo ku saabsan sida saaxiibbadiisa Soomaaliyeed ay u arkaan caalamka ku xeeran. Wuxuu aaminsanyahay in dadku aaney indhaha kaliya wax ku arkin ee laakiin ay qalbiyadoodana wax ku arkaan.
14kii Oktoobar 2017 Qaraxii gilgilay caasimadda Muqdisho kasoo sbabay dhimashada in ka badan 500 oo rayid ah ayaa weli ka sii qoyan maskaxda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Fadumo Xaaji Cali aadbey u nasiib badantahay.