Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ee wacyigelinta iyo Kaalmaynta miino saarista, Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta iftiimiyay baahida loo qabo in la iska kaashado sidii loo ciribtiri lahaa khataraha miinooyinka ee ku wajahan Soomaalida iyo horumarka Soo