Muqdisho - Shamsa Cabdullaahi Bybook waxaa ay ahayd kalkaaliso da’ yar oo ku jirta da’da labaatanaad markii ay dalka ka qaxday, kaddib markii xiisadaha ka jiray Muqdisho ay sii xoogeeysteen sanadkii 1989-kii, si ay nolol cusub uga bilowdo Boqortooyada Ingiriiska.