Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan)* waxay ku hanweynyihiin shirka ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada Xubnaha k
Halkudhigga sanadkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada – “Hawlgelinta Dhalinyarada Si Loo Xaqiijiyo Waxqabad Caalami ah” –waxay bidhaaminaysaa hababka ay codadka iyo dhaqdhaqaaqyada dadka dhallinyarada ahi u samaynayaan isbedelka ayna aduunkeena ugu sii dhoweynayaan qiyamka iyo aragtida A
Deeqa Maxamuud Diiriye, waa hooyo mashquulkeedu badan yahay, soona bar baarisay afar caruur ah oo da’adoodu u dhaxayso 10 illaa 20 sano.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay hambalyo diiran u dirayasaa dhamaan umadda Soomaaliyeed oo u dabbaaldegaya Ciidul Adxaa.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aanay wiiqi doonin dadaa
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay rajeynayaan in kulankii muhimka ahaa ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Xubnaha ka ah Federaalka (DXF) ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb uu yahay dib u billaabashadii aadka
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay rajeynayaan in kulankii muhimka ahaa ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Xubnaha ka ah Federaalka (DXF) ku yeesheen magaa
Xuquuqda dijitaalka ah maahan waxa durbadiiba kugu soo dhacaya marka laga hadlayo horumarka Soomaaliya, laakiin Cabdifataax Xasan Cali ayaa isku dayaya in uu taas beddelo.
Muqdisho – Saaxiibada Caalamiga ah (ee hoos ku xusan ) ee taageera geedi-socodka dimoqoraadiyaynta Somaliland waxay soo dhoweynayaan heshiiska Xisbiyada Siyaasadeed ee Somaliland, ee la saxiixay 12kii July 2020, si loo qabto Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo kuwa Baarla