Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka (ee hoos ku qoran) waxay soo dhaweynayaan soo-jeedintii Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed ‘Farmaajo’ ee 14kii Juun ee ku saabsanayd qabsoobidda shir dhexmara Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhammaan Madaxweynayaasha shanta Dowlad