New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa manta shaaciyay magacaabista James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqonayo Wakiilkiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobay (UNSOM).