Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sida ugu adag u cambaareysay weerarkii maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Gaalkacyo, kaas oo sida lasoo wariyay lagu dilay laguna dhaawacay dad badan oo isugu y
Muqdisho – Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee dhowaa la qabtay ayaa u suurtagelisay dhammaan dhinacyada ku lugta lahayd inay si furan isu weydaarsadaan fikradaha ku saabsan arrimaha hadda ka socda dalka iyo in lagu heshiiyo Xayndaabka Isla-xisaabtanka Labada Dhinac ee 2021, kaas oo
Muqdisho – Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee dhowaa la qabtay ayaa u suurtagelisay dhammaan
Garoowe – Beeraha iyo beera falashaduba waa mihnad ay ay ku tiirsan yihiin qoysas badan oo kunool Soomaaliya gaar ahaan Puntland.
Muqdisho – Iyadoo dulucda hal ku dhigga Maalinta Xuquuqul Insaanka sannadkan uu yahay ‘Si Fiican Uga Soo Kabso.
Muqdisho – Xuska sannadkan ee maalinta xuquuqul insaanka, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu ugu baaqayaa Soomaalida in ay u midoobaan meel-marinta mabaadi’da sinnaanta iyo takoor la’aanta
Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya gudeheeda lagusoo gabagabeeyay ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga (GBV), ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu muujiye
Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya gudeheeda lagusoo gabagabeeyay ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga (GBV), ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu muujiyey baahida loo qabo in lasii wado dadaalada lagu ciribtirayo
Mogadishu – Dowladda Federalka Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamka ayaa shir hal maalin isugu yimi magaalada caasimadda ah, kulanka meeqaamkiisu sarreeyey ayaa lagu qiimeeyey horumarada uu dalka ka sameeyey qeybaha kala duwan, halka la’isku afgartay waxyaabaha soo socda ee hort