Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Hargeysa – Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Deegaanka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa booqday Somaliland si uu u qiimeeyo xaaladda abaarta.
Muqdisho – Saaxiibada caalamku* waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii kala bar qabsoontay.
Madaxda Soomaaliya waa in ay dhinac iska dhigaan khilaafaadkooda oo ay si degdeg ah u soo gebagebeeyaan hannaan doorasho oo lagu kalsoonaan karo, sidaas waxaa Golaha Ammaanka u sheegay sarkaal sare oo Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Talaadadii, isagoo xusay in doorashooyinka qaranku a
(Sidii loo jeediyey, New York, 15-ka Feberaayo 2022)
Marwo Madaxweyne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
New York - Gudniinka Gabdhaha waa ku xad-gudub ba’an oo xuquuqda aadanaha ah kaas oo waxyeello qoto-dheer oo raagta ku sababa haweenka iyo gabdhaha dunida oo dhan.
Kismaayo – Shaqada macalinka wanaagsan waa in uu dhiirigeliyaa ardayda oo uu ka caawiyaa in ay horumar ka gaaraan waxbarashada iyadoo hadafka ugu dambeeyna uu yahay in ey noqdaan xubno wax soo saar leh oo bulshada ka mida.
Gaalkacayo – Ilaa dhowaantan, Gaalkacyo waxay caan ku ahayd colaado iyo barakac.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la isku raacay ee ku saabsan wax ka bedelka iyo dib u habaynta habraaca iyo dedejinta waqtiga doorashada Golaha Shacabka.