Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Baidoa – Kuxigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Uqaabilsan Soomaaliya, Fatiha Serour, ayaa booqasho rasmi ah ku tagtay magaaladda Baydhabo 9kii bishan November.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, oo khatar g
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa ka tacsiyeynaya geeridii ku timid Taliyihii Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Jeneraal Maxamed Xasan Ismaaciil, 30kii Octoobar 2014.
Muqdisho – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo horumarinta gobolka Geeska Afrika dhamm
Muqdisho, 29ka Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo horumarin
Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan sidii hore waqtigan oo ay jiraan dhibaatooyin badan. Saboolnimo, cudur, argagixiso, takoorid iyo isbedelka cimilada ayaa keenay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarki lagu qaaday ciidamada Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM) ee ku sugan gobolka Hiiraan wuxuuna Ergeygu ku baaqay xasilooni iyada
Mogadishu – Hawlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa sharci-dejiyeyaasha Soomaaliyeed u qabtay seminaarkii wacyigelineed ee ugu horreeyay ee noociisa ah kaasoo kor loogu qaadayay fahamka ay ka qabaan Mucaahadada Qarammada Midoobay ee Xeerarka Badaha (UNCLOS) ee Soo