Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sida loo jeediyey
Jowhar – Iyadoo daah-furaysa shirarkii ugu horreeyay ee ay la yeelanayso madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, ayey mas’uulka sare ee cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka waxa ay maanta socdaal ku tagtay Hirs
Sidii loo jeediyay
Mudane Madaxweyne, aad baad ugu mahadsan tahay sida aadka u diiran ee aad maanta noo soo dhoweyseen aniga iyo kooxdayda, waxaan kaloo aad ugu mahad celinayaa golahaaga wasiiradaada.
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa markale xaqiijiyey ixtiraamkooda ay u hayaan siyaadada, wadajirka dhuleed, madaxbannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya.
Dhuusamareeb – Dadaallada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee loogu talagalay in si’ sidii hore ka wanagsan loogu adeego shacabka Galmudug ayaa maanta loo qaaday tallaabo kale oo hore u socod ah, iyadoo la qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha xafiis cusub oo laga hirgel
Sidii loo jeediyey
Mudane Madaxweyne, wasiirrada, mas’uuliyiinta sare ee dawladda, shaqo-wadaagta ka socota Qaramada Midoobay – maanta maxay maalin weyn tahay!