Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Waxaa horumar laga sameeyey baarista saamiyada Covid-19 ee Somalia oo heshay shaybaar, taasoo uu bogaadiyey Ergayga QM u fadhiya Somalia, oo sheegay inuu door wanaagsan ka ciyaarayo mustaqbalka.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka (ee hoos ku qoran) waxay la socdeen khudbadii 27-kii Juun ay Golaha Shacabka ka hor-jeedisay Guddoomiyaha Gudduga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ), khudbada
Muqdisho – Isagoo ku guda jira booqasho uu maanta ku tegay Shaybaarka Qaran ee Caafimaadka Bulshada ee Soomaaliya (National Public Health Reference Laboratory), ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu bogaadiyay horumarka Soo
Kismaayo – Caasho Macallin waxa ay ku soo noqotay magaalo Xeebeedka Kismaayo ee kutaalla Koonfurta Soomaaliya bishii Maarso 2019, kaddib sanado badan oo ay ku qaadatay xereda qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, halkaas oo ay xoogsato ku ahayd.
Muqdisho – Taageerada ay bixiyaan saaxiibada caalamiga ah waxay u suurto gelisay Soomaaliya inay bixiso tas-hiilaadka daryeelka bukaanka ee jawaab celinta uu dalka ka bixinayo cudurka faafa ee Covid-19, laakiin taageero caalami ah oo dheeri ah ayaa loo baahan yahay si looga caawi
Muqdisho – Maanta, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo ay wehliso Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka, Dr.
Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Qaxootiga Adduunka, ayaa bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in la ilaaliyo guulihii laga gaaray yareynta dhibaatada heysata qaxootiga ku sugan Soomaaliya, iyadoo dalku uu xoogga saarayo ka-jawaab celinta a
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Galmoodka ee xilliyada Colaadda, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ugu baaqay madaxda Soomaaliya, bulshadda iyo la-hawlgalayaasha inay wax dheeraad ah ka qabtaan sidii ay
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka (ee hoos ku qoran) waxay soo dhoweynayaan wadahadalka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed 'Farmaajo' iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wadahadalkaas oo uu martigeliyey Madaxweyne Ismaaciil Cum