Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay waxay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururrada dadka naafada ah ku ammaantay horumarka ay ka sameeyeen kor u qaadidda xuquuqda iyo ka qaybgelinta dadka naafada ah.