Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Hoggaanka Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa taageero u muujiyey hannaanka doorashada 2016 ee ay bishii hore soo jeedisey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Muqdisho – Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey horumarinta qaab-dhismeed istaraatijiyadda federaalka ayaa 9-kii Febraayo lugu qabtay caasimadda Soomaaliya.
Wefdi caalami ah ayaa maanta soo gabagabeeyay booqasho sadex maalmood qaadatay oo uu ku tagay dowlad goboleedka federal Puntland.
Muqdisho – Lataliyaha arrimaha barakacayaasha ee Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Walter Käelin, ayaa ku baaqay in la helo hab cusub oo loo wajaho kaalmada bini’aadamnimada, si wax looga qabto dhibaatooyinka haysta dadka barakacay ee ku nool
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey (Q.M) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhaweeyey aqbalaadda hoggaanka Jubbaland ee hannaanka doorashada 2016-ka ee ay soo jeedisey Dowladda Soomaaliya.
Xoghayaha Hoose Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda, Jeffrey Feltman ayaa maanta booqday Soomaaliya, wuxuuna shir la yeeshay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Fed
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha siyaaadda, Jeffrey Feltman ayaa maanta booqasho ku yimid Soomaaliya, wuxuuna kulan la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Saaxibada caalamiga ee Soomaaliya waxay soo dhaweynayaan go’aanka ay qaadatay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan nooca doorasho ee loogu talo galay in geeddi socodka doorashada lagu qabto dhamaadka sanadkan.