Jeer doorashooyinkii Baarlamanka ee Nofeembar loo qoondeeyey ay dib u dheceen cudurka COVID-19 dartii, waxay Soomaaliya maraysaa isgoys xasaari ah, sida uu Ergayga QM ee dalku uu ka sheegay madasha aan caadiga ahayn ee Golaha Ammaanka Khamiistii, iyadoo DF iyo Maamullada lagu cadaadiyey inay isku