Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Hargaysa – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaliya (SRSG) Nicholas Kay ayaa saakay gaaray Hargeysa, caasimadda Somaliland, wuxuna ballan qaaday in la kordhinayo taageerada Qaramada Midoobay.
Garowe – Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (SRSG) Nicholas Kay ayaa maanta ballan qaaday in taageerada Qaramada Midoobay ee Puntland ay ahaan doonto mid joogto ah mar uu ka hadlayay munaasabad loogu dabaal degayay sannad guuradii 1-aad ee UNSOM oo ka dhacday m
Muqdisho – Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho maanta aroortii iyagoo booqasho taariikhi ah ku yimid Soomaaliya si ay u eegaan horumarka ay gaartay Dowladda Federaalka oo kaalmo ka helaysa beesha caalamka, iyo si ay u muujiyaan taageerada ay had i
Muqdisho – Halkudhiga sanadkan "Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada" waa "Caafimaad dhalinyaranimo iyo mid maskaxeed". Waxaa jira dalal kooban oo caafimaadka maskaxeed uu ka yahay arrrin ahmiyad leh sida Soomaaliya uu uga yahay.
Muqdisho – Mudane Ku Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka, Mudane Railsal Wasaare, iyo dhammaan barootakoollada oo aan dhowrayo. Waxaan sidaa u leeyahay waxaan ogahay in waqtigu uu gaabanyahay.
Muqdisho – 6 Agosto 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay Ximan iyo Xeeb oo ku biiray oo saxiixay heshiiska mabda’ ahaan lagu dhisayo maamul goboleed ay yeeshaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.{}
Muqdisho – 1 Agosto 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dilka maanta loo geystay Sheekh Aadan Madeer, oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka S