Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayha Guud ee Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nikolas Kay, ayaa combaareeyay weerarka lagu qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaalia maanta. Kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Warar
Ergeyga QM ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey horumarka xalka siyasadeed ee Koonfur galbeed Soomaaliya
Muqdisho – 20 Maajo 2014 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa la kulmey wafdi ka socda koofur galbeed Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madoobe Nuunow, wuxuuna ugu baaqey dhammaan dhinacyada (ay arintu khuseyso) in ay arima
21 May 2014