Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Xirada qaxootiga ciriiriga badan ee Dhadhaab eek u taalla Waqooyi bari Kenya, waxaa ku nool dad ku dhow 220,000 oo u diiwaangashan qaxootinimo iyo magangaliyo doon. Badankood waxa ay ka yimaadeed Soomaaliya, iyadoo 56 boqolkii ay yihiin carruur.
Jowhar – Kulan wadatashi dadweyne ah oo sadex maalin socday ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalda Jowhar, kaasoo ay ka qeybgalayaasha matalaya qeybaha kala duwan ee bulshada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ay uga doodeen iskuna dhaa
New York – Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyay diyaargarowga loogu jiro in Soomaaliya lagu qabto doorashooyin qaran dabayaaqada sannadka 2020 ama horraanta sannadka 2021, waxayna soo dhoweeyeen kaalinta ay arrin
Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyay diyaargarowga loogu jiro in Soomaaliya lagu qabto doorashooyin qaran dabayaaqada sannadka 2020 ama horraanta sannadka 2021, waxayna soo dhoweeyeen kaalinta ay arrintan ku leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, Baarlamaanka
Marwo Madaxweyne, Xubnaha Golaha:
Waxaan kuugu hambalyeynayaa Marwo Madaxweyne xilka madaxtinimada ee bisha Nofembar 2019. Sharaf ayey ii tahay maanta inaan idiinka warramo xaaladda Soomaaliya.
Mudane Madaxweyne,
Sanadka 2020ka waxaa hor-yaalla fursad uu Soomaaliya ugu noqon karo sanad is-bedel. Waxaa qorsheysan in dhowr arrimood oo muhiim u ah qaranka la soo gabagabeeyo waxayna saameyn ku yeelan doonaan hanaanka Soomaaliya ay ku socon doonto sanadaha soo socda.
Mogadishu - The federal election law in Somalia is now ratified by Parliament and signed by the president on Febr
Muqdisho – Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo.
Baydhabo – “Waxaan jeclaan lahaa isbeddello ka tarjumaya danaheenna,” ayay tiri Nuurto Maxamed, oo ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan Qasab 2 (IDPs), ee ka qayb galay kulankii maanta ee ka dhacay Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya.