Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay furitaanka wejiga labaad ee maamul cusub oo kumeelgaar ah loogu sameynaayo gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Muqdisho - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliaya Nikolas kay, ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday labo xildhibaan oo Soomaaliyeed iyo wadihii gaarigooda, wuxuuna ku soo celiyay sida ay Qramada Midoobay uga go’antahy sii wadidd
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliaya Nikolas kay, ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday labo xildhibaan oo Soomaaliyeed iyo wadihii gaarigooda, wuxuuna ku soo celiyay sida ay Qramada Midoobay uga go’antahy sii wadidd
Kismayo – Golaha Baarlamaanka Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba ayaa khamiistii la daah-furay taasi oo ah tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya u qaaday geedi socodka dowlad dhisidda dalka.
Mogadishu – Dowladda Soomaaliya iyo difaacayaasha xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo ansaxiyay ayadoona wax ka beddel lagu sameeyay Qorshe Howleedka qorshaha xuquuqda aadanaha dalka kadib kulan sabtidii ka dhacay Moqdisho.
Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan dhisidda baarlamaan goboleedka Jubba.
New York – Xubanaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa caro ka muujiyay weerarkii maanta ee ka dhanka ahaa gaari ay leedahay Qaramada Midoobay ee ka dhacay Garowe, Soomaaliya, kaasi oo mas’uuliyaddiisa ay sheegteen Al Shabaab weerarkaas oo dhaliya
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaalia, Nicholas Kay, ayaa caddeeyay sida uu uga carooday weerarkii argagaxiso ee maanta ee keenay dhimashada afar ka mid ah shaqaalaha UNICEF iyo labo waardiye.