Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarki loo adeegsaday qarax gaari oo xalay ka dhacay Muqdisho kaas oo keenay dhimashada iyo dhaawaca dad fara badan.
Marka aad ka howlgeleysid Muqdisho, wey fududahay in aad ku fekertid in aduunku u baahanyahay in uu wax ka barto (ka faa’iideysto) Soomaaliya.
Muqdisho – Ergayga Gaaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Nikolas Kay ayaa soo dhoweeyay qabashada maanta la qabtay magaaladda dekadda leh ee Baraaawe, lagana qabtay Al-shabab.
Warsaxaafadeed 44/2014Muqdisho - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Nikolas Kay ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray dhamaan Umadda Soomaaliyeed ee dabaaldegaysa munaasibadda Ciidul- Adh-xaaga .
Warsaxaafadeed 44/2014
Muqdisho – Ku-xigeenka Ergayga-Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (DSRSG), Fatiha Serour, ayaa soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta ee ka bilowday Kismayo, maadaama uu shirka yahay talaabo loo qaaday dhinaca wanaagan laguna adkaynayo nabadda gobolka,
Kismayo – Ku-xigeenka Ergayga-Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (DSRSG), Fatiha Serour, ayaa soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta ee ka bilowday Kismayo, maadaama uu shirka yahay talaabo loo qaaday dhinaca wanaagan laguna adkaynayo nabadda
Muqdisho – 9 September 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarada argagixiso ee shalay ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla Soomaaliya weeraradaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo r