Muqdisho – 31 Maarso 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Mahmuud ku tagay magaalada Baydhabo si uu ula kulmo taageerayaasha shirarka iska soo horjeeda ee lagu dhis