Baydhabo – 8 Sebtembar 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta booqday magaalada Baydhabo si uu u taageero dadaalka ay Dowladda Federaalka iyo dadka degaanka ugu jiraan inay dhisaan maamul cusub oo ku-meelgaar ah oo