Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada caalamiga* ah waxa ay la socdaan in doorashada in ka badan boqolkiiba 80 ee kuraasta Golaha Shacabka lagu dhameystiray waqtigii ay u qabteen Golaha Wadatashiga Qaran ee 15-ka Maarso.
Muqdisho - Saaxiibada caalamiga* ah waxa ay la socdaan in doorashada in ka badan boqolkiiba 80 ee kuraasta Golaha Shacabka lagu dhameystiray waqtigii ay u qabteen Golaha Wadatashiga Qaran ee 15-ka Maarso.
Galab wanaagsan, Mudane Madaxweyne, Wakiillada Dowladda-Goboleedka Puntland iyo Warbaahinta.
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ugu hambalyaynaysaa haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda hagar la’aanta ah iyo gacansiintooda baaxadda leh ee horumarinta nabadda, xasilloonida siyaasadeed iyo horumarka dalka.
Hargeysa – Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Deegaanka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa booqday Somaliland si uu u qiimeeyo xaaladda abaarta.
Muqdisho – Saaxiibada caalamku* waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii kala bar qabsoontay.
Madaxda Soomaaliya waa in ay dhinac iska dhigaan khilaafaadkooda oo ay si degdeg ah u soo gebagebeeyaan hannaan doorasho oo lagu kalsoonaan karo, sidaas waxaa Golaha Ammaanka u sheegay sarkaal sare oo Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Talaadadii, isagoo xusay in doorashooyinka qaranku a