Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galab wanaagsan, Md. Madaxweyne, bahda warbaahinta.
Madaxweyne adiga iyo kooxdaadaba waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta diirran ee aad noo fidiseen maanta.
Dhuusomareb – Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku hawlan sii wadida kulamada ay la yeelanayaan hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada Soomaaliyeed ayaa booqday maamulka Galmudug si ay uga wada hadlaan sida ugu wanaagsan ee ay dowladaha caalamka u taageeri karaan hawl
Madaxweyne adiga iyo kooxdaada waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta diiran ee aad noo fidiseen maanta.
Baydhabo – Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku tagay maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya si ay ugala soo hadlaan qaababka ay hay’adda caalamiga ah dhinacyo badan uga taageeri karto dowlad gobolleed
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaa
Hargeysa - Qofka booqda Nafiisa Yuusuf Maxamed, inta aanu gudahaba u gelin xafiiskeeda, wuxu si buuxda u fahmayaa fikradaha ay aaminsan tahay.
Baydhabo -- In uu Noqodo dhakhtar waxa ay ahayd hamigiisa Yuusuf Barre Maxamed intii uu ku guda jiray waxbarashadiisa sannadihii 2000 ilaa 2010.
Kismaayo – Sababaha ka dambeeya go’aanka ay qaadatay Xaliima Faarax Godane ee ah in ay billaawdo Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Midnimada (SWSO) sanadkii 2006 waxa ay ka dhalatay waaya-aragnimadeeda dheer oo ay u lahayd tobannaankii sano ee