Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay dhamaan dadka Soomaaliyeed u direysaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soon-fur ee Ciidul-Fitriga.
Mudane Madaxweyne,
Tan iyo markii uu soo shaac baxay, COVID-19 oo ah musiibo caalami ah wuxuu gaaray ku dhawood dhammaan waddamada caalamka. Waxa lagu tilmaamay mid kamid ah caqabadaha ugu wayn ee caalamka lasoo darsay muddo tobanaan sano ah, xanuunkan saf marka ah wuxuu carqaladeeyay dhammaan waddamada caalamka, d
Mogadishu – Masiibada caalamiga ah ee Coronavirus (COVID-19) ayaa saameyn aad u weyn ku yeelatay dhammaan qeybaha bulshada Soomaaliyeed, iyadoo taabatay cid casta.
Mogadishu – Xalay waxaa la ii sheegay in diyaarad nooca ganacsiga balse wadday xamuul loogu talagalay samafal bini’aadamnimo oo ay isticmaalaysay haay’ad caalami ah ay shil gashay waxaana ku dhintay lix qof oo diyaarad saarnaa mar ay ku sii degaysay Bardaale oo qiyaas ahaan 55 Ki
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si xor ah.
Nairobi – Iyadoo dib u qooraansaneysa xirfadeeda ilaa iyo hadda, Farxiyo Maxamed Kheyre waxay u aragtaa mid aan laga weecin karin jihadeeda.
Garowe – Da’adeda oo wali kusiman 30 sano ayay Xaliima-Sacdiya noqotay ruug caddaa saxaafadeed oo mihnadda warbaahinta in badan kusoo jiray, lagana yaqaano bulshadeeda dhexdeeda iyo halka ay kunooshahay ee Garowe xarunta Puntland.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan wadahadalkii dhexmaray maamulka Jubaland iyo hogaanka Golaha Isbedel-doonka Jubaland, wadahadalladaas oo horseeday heshiis dib-u-heshi