Muqadisho – Isla fahamida iyo kormeerida dadaallada isgaarsiinta ee Soomaaliya, iyo faa'iidooyinka iskaashigi kan oo kale ah, ayaa ka mid ahaa qodobbadii ugu waaweynaa ee looga wada hadlay kulan ay yeesheen maanta isgaarsiinta Soomaaliya iyo bahwadaagteeda caalamiga ah.