Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xoghayaha Guud ayaa maanta la hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu isagu codsaday.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland sida nabadda ah ee ay hanaanka u qabteen.
Muqdisho – Sanadihii yaraa ee la soo dhaafey, ka dib tobanaan sano oo ay jireen colaado iyo dagaallo sokeeye oo dareenka dadka ku jeediyey meelo kale, ayaa qaybta farshaxanka ee Soomaaliya ay iyada oo aan dadka u muuqan ay horumar hoostaa ka sameyneysey.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka iyo sanadguurada 75-aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqul Insaanka , Qaramada Midoobay ayaa maanta dib u xaqiijiisay taageerada hagar la'aanta ah ee ay siiso Soomaaliya si loo xaqiijiyo ku Bayaanka .
Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ku baaqday in dadaal dheeri ah lagu bixiyo ka hortagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa, waxaana ay muujisay doorka gaarka ah ee haweenka iyo dhalinyarada
Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ku baaqday in dadaal dheeri ah lagu bixiyo ka hortagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa, waxaana ay muujisay doorka gaarka ah ee haweenka iyo dh
Muqdisho – Awoodda ay filimadu u leeyihiin in ay sheegaan sheekooyinka la xiriira xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya ayaa damaashaadkiisu gaarey figtii ugu sarreysey ka dib markii maanta la qabtey tartankii ugu horreeyey ee filimada ay xuddunta u ahayd xuquuqda aadanaha oo taageero ka heley