Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Addis Ababa – Michael Keating, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (WGXG) ee islamarkaana ah madaxa hawlgalka QM ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka u xog-warramay.
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) ay qaadatay ee ku aaddan hanaanka doorasho ee loogu talagalay geeddi socodka doorashada la qaban doono dh
Muqdisho – Tababar muddo 3 cisho ah soconaya oo lugu baranayo xiriirka warbaahinta ayaa xubno ka socda hay’adaha ammaanka Soomaaliya maanta uga furmay magaalada Muqdisho.
Kismaayo – Xarun cusub oo loogu talogalay in hubka looga dhigo, lugu dhaqanceliyo sidoo kalena lugu xannaaneeyo dagaallameyaasha horay ugu tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa laga dhisayaa magaalada Kismaayo, si loogu xareeyo ka hor inta aan kuwooda waantooba bulshada lugu soo darin.
Shir subaxnimadii shalay lala yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo Gudoomiye Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Dowladda Maraykanka, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Dowladda Swede
WAR-SAXAAFADEED 01/2016
Wakiilka cusub ee Xog-hayaha guud ee Qarammada Midoobay Michael Keating, oo salaamaya agaasimaha Xafiiska Qarammada Midoobay ee Kaalmeeya Soomaaliya, Amadu Kamara, Markii uu Muqdisho yimid 18-kii Jannaayo 2016
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey (QM) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho si uu xilka ula wareego. Mr.