Muqdisho/Addis Ababa – 24 Maarso 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dilka arxan darrada ah ee loo geystay siddeed ka mid ah odayaasha dhaqanka oo shalay lagu dilay Gobolka Baay ee Soomaaliya iyo weliba