Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Guulaha la gaaray iyo karaanka haweenka Soomaaliyeed ee waaxda badda ayaa maanta lagu xusay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Qaybta Badda.
Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/masaaxadee
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Catriona Laing oo u dhalatay dalka Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska inay noqotolo Ergeygiisa Gaarka ah ee cusub ee u qaabilsan Soomaaliya isla markaana ah Madaxa Hawlgalka Kaa
Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/
Muqdisho – Subaxnimo 2011-kii, Faadumo Ismaaciil Maxamed waxa ay dhiganaysey fasalkeeda 8-aad caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyada oo sugaysa inuu casharku u bilaabmo, markii ay si lama filaan ah saaxiibteed oo dhinaceeda fadhiday ay dhulka ku dhacd
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diiran iyo hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.
Muqdisho – Gabagabada booqashadiisii garab-istaagga ee aan la sii shaacin ee uu ku yimid Soomaaliya, ayuu madaxa Qaramada Midoobay maanta dib ugu xaqiijiyay ka go’naanta hay’adda caalamiga ah ee in la taageero dalka ku yaalla Geeska Afrika oo haya tubt
Mudanayaal iyo marwooyin ee bahda saxaafadda,
Waxaan jecelahay inaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dadka Soomaaliyeed uga mahadceliyo sida diiran ee la ii soo dhoweeyay.
Waxaan ku faraxsanahay inaan halkan ku soo laabto iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.