Garowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqday magaalo madaxda Puntland ee Garowe wuxuuna la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedkaasi, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada.