Jowhar – Booqashadiisii kowaad ee uu ku tagay Hirshabeelle, Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaliya ee dhawaan la soo magacaabay waxa uu ka hadlay geeddi socodka dowlad dhisidda Soomaaliya, baahida bani’aadannimo ee deegaanka iyo kaalmada hay’adda aduunka.