Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqadisho – Dad badan oo Soomaali ah, ayaa xiiseeya ciyaaraha ciyaarta kubadda cagta, haddii ay tahay la socoshada tartamada kooxaha ee dalka gudahiisa ka dhacaya ama mid ka mid ah horyaallada ugu waaweyn ee caalamka.
Qaramada Midoobay waxaa dhisay caalamka, waxaana loo dhisay caalamka.
Tan iyo 1945, waxay ahayd meesha ay dalalku ku midoobaan si xal caalami ah loogu helo dhibaatooyinka caalamiga ah.
Xal lagu dejinayo xiisadaha, lagu dhisayo buundooyin laguna abuurayo nabad.
Muqdisho – Iyadoo soo gabagabeyneysa booqasho labo maalmood ah oo ay ku tagtay Soomaaliya, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Nabad-dhisidda, Rosemary DiCarlo, ayaa maanta dib u xaqiijisay taageerada hay’adaha caalamiga ah ee ku aaddan nabadda iyo dowl
Kampala – Qof naafo ah in aad Soomaaliya ku noqoto wax fudud ma ahan.
New York – James Swan, sii hayaha xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ahna Madaxa Hawlgalka QM ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Amaanka warbixin ku siiyey maga
(Sidii looga jeediyey, New York)
Marwo Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha Amaanka,
Waad ku mahadsan tihiin fursadda aad ii siiseen in aan idiinkaaga warramo waxyaabihii ku soo kordhey xaaladda Soomaaliya.
Muqdisho – Soomaaliya waxay hadda ka mid tahay dalalka ay sida ugu badan u taabatey dhibaatada cimillada taas oo si xun raad ugu yeelatey ikhtiyaarada maciishadda, uga sii dartey barakaca dadka, oo sii kordhisay sinnaan la'aanta iyo amni-darrada.
Muqdisho – Iyadoo ay Soomaaliya sii horumarinayso safarkeedda ku aaddan isku-tiirsanaanta iyo joogteynta amnigeeda qaranka, khatarta Walxaha Qarxa ee Macmalka ah (IEDs) ayaa weli halis ku ah.
Muqdisho – Suxufiyiinta Soomaaliyeed shaqadoodu ma fududa.