New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista James Swan oo u dhashey dalka Mareykanka in uu noqdo Ku-simahiisa Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNS