Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud QM u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Michael Keeting, oo soo dhaweynaya Maamulaha hay’adda Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay, Helen Clark, kolkii ay kasoo dagaysay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, 24-ta Agoosto 2016. Sawir QM
Madaxa Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobey ee UNDP, Helen Clark, ayaa xaaladda dalku maanta marayo ku tilmaantay mid “yididiilo wacan leh”, ka dib booqasho ay caasimadda Soomaaliya ku timid.
Wariyaal Soomaali ah oo ka qeybglaya tababar ku saabsan qaabka loo tebiyo hanaanka doorashooyinka 2016-ka, 21 Agoosto, Muqdisho. Sawir QM
Hawlgalka Taakuleynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobey (UNSOM), ayaa billaabay tababarro tixane ah oo warfidiyeenka gudaha lugu barayo qaabka loo tabiyo wararka la xiriira hannaanka doorashooyinka lugu wado in ay dhawaan dalka ka qabsoomaan.
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa kala hadlay arrimaha horumarka xubnaha rugta ganacsiga iyo warshadaha ee Jubbaland, kulan 22kii August 2016kii ka dhacay Kismaayo. Sawir QM
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa wadahadal la yeeshay hogaanka sare ee maamulka Jubbaland iyagoo ka wada hadlay arrimaha ammaanka iyo horumarinta dhaqaalaha iyo geedi socodka doorashooyinka soo socda, booqasho laba maalm
Qoraaga The Mayor of Mogadishu “Duqa Muqdisho”, Andrew Harding, oo ka hadlaaya xafladda daahfurka buugiisa oo lagu qabtay Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya, Muqdisho 20-kii Agoosto 2016. Sawir. Q.M.
Wariyaha BBC-da ayaa daah furay buug cusub oo ku saabsan Soomaaliya xaflad lagu qabtay safaarada Ingiriiska ee Muqdisho Sabtidii iyadoo Bandhig sanadeedka labaad ee buugaagta oo ku soo gaba gaboobay caasimadda Soomaaliya.
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey xubno ka tirsan shaqaalaha meleteriga QM intii lagu guda jiray munaasabadda bilad guddoonsiin ah oo ay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) iyo Xafiiska QM ee taageeridda Soomaaliya ( UNSOS) ku qabteen 20kii August 2016ka Muqdisho. Sawir: QM
Ciidanka qalabka sida ee Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageeridda Soomaaliya (UNSOS) ayaa maanta lagu maamuusay shaqo hufnaantoodi.
Qaar ka mid ah xubnaha Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawladgobaleed oo ka kala warqaadanaya habka geeddisocodka doorashooyinka soo socda, 16-ka Agoosto 2016, Muqdisho, Soomaaliya. Sawirka QM.
Giddiyada qaabilsan fulinta hannaanka doorashooyinka heer gobol ee 2016-ka, ayaa xogwarran faahfaahsan oo la xiririira qaabka loo gudanayo hawlaha hor yaalla ka helay kooxda fulinta doorashooyinka heer federal ee magacooda loo soo gaabiyo (FIEIT), ka dib kulan ay todobaadkan ku yeesheen Muqdisho.