Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa muujiyay caradiisa ku aaddan weerarkii subixii maanta lagu qaaday gaari ay leedahay Qaramada Midoobay ee ka dhacay Garowe ee Dowlad Gobaleedka Puntland.
Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka IGAD, Ururka Midowga Yurub, Ururka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Dowladda Maraykanka, Dowladda Ingiriiska, Sweden, Talyaaniga, Itoobiya, Uganda, iyo Turki ayaa soo dhoweeyay furitaanka Shirka maamul-u samaynta Gobolada Dhexe
Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab 14 April ay ku qaadeen wasaaradda Tacliinta Sare kaasi oo ay ku dhinteen shacab Soomaaliyeed, xubno ka tirsan ciidamada ammaanka iyo askari ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee maanta lala beegsaday Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad
Xafiiska Howl galka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya midkiisa Garowe ayaa gudoonsiiyay matoor noocyada 20 KVA oo ciidamada booliiska Soomaliya ugu soo deeqeen ciidamada booliiska Puntland ayadoo ay googjoog ka ahaayeen Wasiirka Amniga Puntland, Taliyaha Booliiska
New York – Golaha Ammaanka ee QM ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii 27 Maarso ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Moqdisho kaasi oo ay fuliyeen Al Shabaab.
Sharm el-Sheekh – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta la kulmay Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay ka qayb galeen Shirka Dowladaha Jaamacadda Carabta.
Muqdisho - Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa aad u cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay lagu qaaday Hoteel ku yaala caasimada Mugdisho, weerarkaas oo sababay in ay dad badan oo rayidah ku dhintaan sid