Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 19/2016
Muqdisho – Maryan Cali (ma ahan magaceeda saxda) waxaa ay tusaysaa dhaawac bogsaday oo tooray ah ee gacanteeda midigta ah laga geliyay, iyada oo ka faalooneyso maalinta ay dhowr hal mar kufsi u geysteen.
WAR-SAXAAFADEED 10/2017
Muqdisho – Boqortooyada Ingiriiska ayaa Soomaaliya ugu dhawaaqday xirmo lacageed oo gargaar ah oo dheeri ah ee dhan 60 milyan oo lacagta ingiriiska ah (77 milyan oo doolar) si wax looga qabto dhibaatooyinka bani’aadamnimo ee ay sababtay abaarta daba-dheeraatay.
Boqolaal carruur ee ku nool maamulka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku biiray dhalinyarada kale ee qaaradda xuska Maalinta Carruurta Afrika iyada oo ay dowladda u ballan qaadday in la dhowri doono xuquuqda ay leeyihiin.
WAR-SAXAAFADEED 09/2017
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa carrabka ku adkeysay in ay ka go’an tahay in ay mideyso dalka si loo helo nabad iyo xasillooni waara.
Baidoa – Wafdi madax sare oo uu hoggaaminayo Safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mikael Lindvall, ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Baydhabo si ay u kuuragalaan hirgelinta mashruuca dhaqan-celinta maxaabiista Al-Shabaab.