Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Mudane Guddoomiye, Ra'iisul Wasaare Xigeenka, Madaxweynayaasha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka iyo Maamul-goboleedka KMG ah, Xildhibaanno, Wasiirro, Wakiillada bulshada ray
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa khudbad ka jeediyay furitaankii shirkii ugu horreeyay ee Madasha Wadatashiga Qaran ee maanta, isagoo ugu baaqay dhammaan dadka Soomaal
Mogadishu –- ASC, Mudane Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Ra’iisul Was
Muqdisho - Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015.
Muqdisho – Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015.
New York, 28 Septembar 2015 - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Mudane Dr.
New York - Shirkan dhacay maanta waxaa wada shir guddoominayay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Dr.
Muqdisho – 24 Sebtembar - Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo laab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Adxaa u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed oo u dabbaal degaya (munaasabadda) Ciidul Adxaa kuna beegan gudashada hawlihi
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo laab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Adxaa u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed oo u dabbaal degaya (munaasabadda) Ciidul Adxaa kuna beegan gudashada hawlihii ugu