New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada xubin ka tirsan ciidamada Yugaandha, ee ilaaliya xarunta Qaramada Midoobay.