Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Dowladda Maraykanka, Sweden iyo Talyaaniga ayaa soo dhoweeyay diyaar-garowga loogu jiro hirgelinta geedi-socodka 2016ka ee doorashada Soomaaliya.
Warar


Wariyaal Soomaali ah oo ka qeybglaya tababar ku saabsan qaabka loo tebiyo hanaanka doorashooyinka 2016-ka, 21 Agoosto, Muqdisho. Sawir QM

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa kala hadlay arrimaha horumarka xubnaha rugta ganacsiga iyo warshadaha ee Jubbaland, kulan 22kii August 2016kii ka dhacay Kismaayo. Sawir QM