Kismaayo - Aamina Cabdi Cali ayaa 2016 ka bilowdey magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya barnaamij ku saabsan baridda akhriska iyo qorista dadka waaweyn gaar ahaan haweenka iyadoo rajo weyn ka qabtay inay wax ka bedesho nolosha dadka reer Jubbaland.